Syndetics cover image
Image from Syndetics

Laba midable = Two-colour = Ithnayn min lawn / Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim (Garyare)

By: Material type: TextTextPublication details: Stockholm : Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim, 2014Edition: Daabacaaddii koowaadDescription: 203 sISBN:
  • 9789187223181
Subject(s): Summary: "Buuggani waxa uu cabbirayaa ama tilmaan ka bixinayaa dareenka qofka Soomaaliga ahi ku eego arrimmo badan oo ku hareeraysan noloshiisa ama jiritaankiisa. Arrimahaa oo dhammi waa mid lagama maarmaan u ah nolosha qofka amase uusan waxa lagu sinji soocaa qaabka ay u nooshahay, waxaana lagaga soocaa ummadaha kale ee ay dunida kuwada noolyihiin, iyada oo ay lagama maarmaan tahay in bani'aadamku uusan wax badan ku kala geddisneyn markii laga reebo bay'adda uu ku noolyahay iyo xaaladda deegaaneed ee Alle (swt), ku baraarshay. Arrimaha ann rabo in ann toosh ku iftiimiyo, aana dareensanahay in ay Soomaalidu laba waji ku eegto wax walba ayaan rabaa in aan muujiyo, aniga oo jecel haddii Alle sahlo in aan mid mid isu dul taago"--cover.
Holdings
Item type Home library Collection Call number Status Barcode
Bok Bok Fagersta bibliotek . Vuxen Mp=tca Available 53263140007
Bok Bok Köpings stadsbibliotek . Vuxen Mp=tca Available 53263140031
Bok Bok Västerås huvudbibliotek Utländska språk Utländska språk Mp=tca Available 89022175417
Bok Bok Västerås huvudbibliotek Utländska språk Utländska språk Mp=tca Available 89022175415
Total holds: 0

Includes bibliographic references pages (199-203)

"Buuggani waxa uu cabbirayaa ama tilmaan ka bixinayaa dareenka qofka Soomaaliga ahi ku eego arrimmo badan oo ku hareeraysan noloshiisa ama jiritaankiisa. Arrimahaa oo dhammi waa mid lagama maarmaan u ah nolosha qofka amase uusan waxa lagu sinji soocaa qaabka ay u nooshahay, waxaana lagaga soocaa ummadaha kale ee ay dunida kuwada noolyihiin, iyada oo ay lagama maarmaan tahay in bani'aadamku uusan wax badan ku kala geddisneyn markii laga reebo bay'adda uu ku noolyahay iyo xaaladda deegaaneed ee Alle (swt), ku baraarshay. Arrimaha ann rabo in ann toosh ku iftiimiyo, aana dareensanahay in ay Soomaalidu laba waji ku eegto wax walba ayaan rabaa in aan muujiyo, aniga oo jecel haddii Alle sahlo in aan mid mid isu dul taago"--cover.